Dowladda Noosoo gurmatay ee Turkiga ayaa Magaalada Muqdisho wexey ka wadaa Qorshe dhismeed lagu qurxinayo Magaalada waxaana loogu magac daray Mataaneynta Muqdisho iyo Istambuul oo Runtii la dhihi karo wax weyn ayey ka badaleysaa Magaalada Muqdisho.
Daawo Sawiro Dhismihii oo bilowday
waa arin aad uwanaagsan turky waa walaal jira ee umada soomaliyeed waa in ay la shaqeeyaan loona shaqeeyo si aan musuqmaasuq lahayn oo wadaniyad leh.
Meelaha ugu muhimsan o ay dhismaha ka wadadaan walaalaha waa xageee? Ilaahay waxaxan ugu baryayaa Turky in dhibku ka ilaaliyo dawlad iyo shacbiba. Waa dad aad u yaqaana qiimaha walalnimo….
Aniga waxan qaba ninki takko ku xushmeyo xussul aya la xushmeya 22kii sane ee aan soo dhafnay ma arki turki oo kale welcom turki somalida xill aya ka saran amanka mawadininta turkiga ah
22 sano ka dib in uu prf jawari wadanka ka noqdo gudomiye barlaman oo hasssan sheikh madaxweyne ka noqdo jfs raisulwasare ka noqdo abdi farax raisulwasare ku xigen $ dibida lo dhibo fowsiya aadan arimahas aad ayay ii farax gilisay 10ka wasiir xigmad aya iiga muqato