Thursday, April 24th, 2014

Muqdisho sidaan maku ogeyd Nala daawo sawiradaan

15 Responses to Muqdisho sidaan maku ogeyd Nala daawo sawiradaan

  1. Caydaruus shariif says:

    maaashaa alaah way qurxbadnaatay
    waa haday dadkeedu wanaagsanadaaan oo dhibtaa iska daaayaaa

  2. funny says:

    asxaabta sawiradaan soo qaaday waxaan u sheegayaa in aan ka mid ahay dhalinta ku magaalada muqdisho, waxaana u tilmaamayaa in ay magaalada muqdisho ka soo sawireen 1 wadoo iyo wadada garoonka oo kaliya, marka halkeed ku ogtihiin 4 wadoo ee kale oo ay ka hiiliyeen dowladda kuwaasoo kala ah Wadooyinka Badda, Wadnaha, Sodonka iyo Warshadahaba, sidoo kale waxaa jiro daarada dhaadheer in ay yihiin kuwo kooban , maxaad buushashka ku yaala wadooyinka hareerahooda aad u soo sawiri weyseen, sidaan ma ahan xaq dadkana warbixin buuxda uma noqonkarta.

  3. Siraad says:

    Xamar waad qurxiseen sida iiga muuqata waxaan leeyahay wada quruxda dadka soomaliyeedna hasoo noqdaan oo haka qaybqaataan sii da ninka kafuray hoteelka village. ninka iska lah village waxaan leeyahay iyo walalhaga kalaba islilaalya amaankiina adkeeya waxaad soo saarteen shaqooyin badan oo dad badan ayaa ininka faa idaystay inkana fa idaysan doonee
    asc wr wb

  4. cabdimahad says:

    mashaa allaah niyada inta fiican nuugu dhisa markasata aqbaar xun hanoo soo gud binina inta wanaag san aa niyada ku fiican

  5. runsheege says:

    marka hore horu marku waa wacanyahay lkn
    lkn guryaha xooga lagu haysto halaysu celiyo waxaa lasheega madax dhaqameeyada reer muqdisho gurya ayna lahayn kujiraan

  6. nurudin says:

    duuso hawiye meesha waligeed caasumad noqon mayso 16 dagmo muqdisho waxaa maamulo beesha hawiye guryihii soomaalidii kale hawiye ayaa haysta meelsidaas ah sidee caasuma ku noqoneysaa cuqubadii soomaali kagasheen baa idin haysato cid idiin imaanayso majirto soomaaliya kala tagtay ilaa nin waliba xaqiisii uuhelo masuurtoobayso muqdisho inay nabad ka dhacdo

    • gurey says:

      Waxaan filaa ninkaadan dhahaya muqdushu 16 degmo hawiye kaliya ayaa maamula, was runtaa laakiin waxaan ku waydiinayaa yaa dega 16 degmo.? Meelwalba cidii degan ayaa amaankeeda sugaysa kanatalinaysa mid akale adigu muqdisha hadii dadkii lahaa garteen inaynabadeeyaan koyto nabad uma diidi karto eye waxaan ku leeyahay u dhimo caradaada

  7. hirabe says:

    waad mahadsantihiin mar ka hore asxaabta sawiradaan qaaday lkn waxa aa ka xumahay in aad ka dhigteen mugadhisho oo dhan hal xaafad lkn waxa rajaynayaaa in aad soo bandhigi doontaan kuwa kale mar dhaw

  8. hirabe says:

    ma u malaynayo saan cadaalad

  9. Mohamed omar ali says:

    Run ahaanti waxan urkaa in ay muqdisho si aad ah isu badashay intii aan ka maqnaa oo ah mudo 10sano ah waxanan alle uga rajeeynaya sidaas iyo si ka wanaag san

  10. cumar maxamed abuukar says:

    Maansha allaa kuma ogeen gamna filaneeyni maxaa yeelay waxaan oogosootaga oyadoo rasaata ay usooda eyso sida roobga taasina ay gadanbeeyaan arxan laawo yaal ah iskun tilmaamo inay yihiin soomali gana shaqeeyo danta codowgo somaaliya waxaan alla ooga baryaa in uu illaah gugarbqabo inta daacat ah

  11. maxamed farax says:

    aniga waxay ilatahay sawirada aad natusaysaan riyo hadey dhabtahay waa wax ilaahay lagu mahdiyo illaahayna ha usii kordhiyo aamiin aamiin

  12. dulmidiid says:

    muqdisho waagii hore waxay ahayd caasumad soomaaliyeed hadase waxay noqotay mid qabiil ku awood baday qabiilkaas oo ah hawiye waxa dalka dumiyayna waa hawiye marka caasumad lama dhihi karo hada guryihii umada lagu haystaa xoolihii umada yaa haysta marka riyo ayaad kujirtaan

  13. al ameeriki says:

    waryaadaheen waad riyooteene is ilaaliya

  14. abdijabaar says:

    waad mahadsantiin dadkii soo sawiray sawiradan. aniga waxaan hubaa in ee jiraan melahaan mela ka qurux badan. dadkan waxee soo sawireen oo kaliya melaha ee dadka wada yaqanan marka ka daaya eedaynta aqyaree.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>