Wednesday, April 23rd, 2014

Madaxweynaha ” dadku wexey ii yaqaanaan Garguurte ” + DHAGEYSO

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo dadka qaar ay u bixiyeen Garguurte ayaa Maanta magacaabay Ra’iisul wasaaraha Jamhuuriyadda Soomaaliya, wuxuuna dadka kula kaftamay in Maadaama Garguurte ay u yaqaanaan ugu dambeyntii uu magacaabay Ra’iisul wasaaraha.

Madaxweynaha ayaa Hadalkaan ka sheegay Munaasabadii Maanta lagu magacaabay Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya wuxuuna Shacabka u sheegay in La tashiyo muhiim ah uu intaasi ku jiray.

Madaxweynaha ayaa u duceeyay Ra’iisul wasaaraha wuxuuna rajo ka muujiyay in uu sidii loogu talo galay uu shaqdiisa u qaban doono.

Shacabka ayuu madaxweynaha ka codsaday in ay la shaqeeyaan si loo dhameystiro Ajandayaasha dowladnimo ee horyaala Soomaaliya, wuxuuna Madaxweynuhu Shacabka uga Mahadceliyay waqti mudada ahaa ee ay Magacaabista Ra’iisul wasaaraha Sugayeen.

Halkaan ka dhageyso Madaxweynaha.

Madaxweynaha Magacaabis

Facebook nagu darso

Xafiiska Wararka Muqdishonews.com
Muqdisho-Soomaaliya
Nagula xiriir wararka@hotmail.com

2 Responses to Madaxweynaha ” dadku wexey ii yaqaanaan Garguurte ” + DHAGEYSO

  1. nurudin says:

    walee soomaaliya inkaar baaku dhacday midba midkuu kadoqonsan yahay ayaa lagu sheegayaa madaxweyne yuu kan madaxweyne uyahay xoolo meel fadhiya mooyee wax kale ma moodid xasan maalaayacni damerkaadii kaxayso waa nin jilicsan maradiisa hadii ceshado ayuu nasiib lee yahay

  2. salad amdi maalin says:

    nuurdiin miskiin ka naxoo nafta waay miskiin nin dameer kaxeeyn jiray ayaa ku xukumaayo walee adaa qasaartay waxaa kaloo laga yaabay laba ninoo walaala ah ayaa isugu soo baxay doorashada ninki dameer kaxeeyayna waa nin shaqeeysanooyo ee ma ahan nin tuugsaday taasaana kaa maqan ee shaqada ka soo biloow inaad dameer kaxeeyso nuuroor si aad madaxweeyno u noqoto waligaana abgaalaa ku xukumaayo ee taas kuna jiifo kuna soo toos nuur xoolo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>