Friday, August 22nd, 2014

Hadii aad OGADEN tahay Safaaradda Soomaaliya ee Kenya Baasaboor kama heleysid + Xog dhab ah

Magaalada Nairobi ee Caasimadda Wadanka Kenya waxaa ku taala Safaaradda Soomaaliya ee Kenya, wexeyna Leedahay Qeyb qaabilsan Baasaboorada, iyo fududeynta Waraaqaha dib ugu noqoshada dalka, Soomaali aad u badan ayaa Safaaradda Maalin kasta u doonta Baasabooro si danaha ay leeyihiin ay ugu qabsadaan, waxaana dhowanahaanba soo baxayay Cabashooyin Shacabka ka imaanaya kuwaasi oo ka dambeyyay kadib markii Safaaradda uu Laaluush-ka Sharci ka noqday.

Marka aad gasho Safaaradda waxaad arkeysaa rag badan oo kamid ah Mukhalasiintii caanka ka ahaa Xaafadda ay Soomaalida dagantahay ee Islii Kuwaasi oo si caadi ah howlmaalmeed uga dhigtay in dadka Safaaradda lagu dhibo ee baasaboorada la siin waayo ay Laaluush ka qaadaan kadibna ay usoo saaraan.

Safaaradda Wexey horey u laheyd Qeyb ku shaqo leh Qunsuliyadda waxaana Qunsul ka ahaa Alle ha u naxariistee Marxuumkii Geeriyooday ee Maxamed Cusmaan Aadan ( Edson ), hadda si KMG ah waxaa iskiis isugu magacaabay CALI MAXAMED SHEEKH oo loo yaqaano CALI BAGADI.

Cali Bagadi oo marka uu dadka la hadlayo si Kulkulul ula hadla si qofka intey xanaaqdo ay Xafiiskiisa isaga soo baxdo kadibna Mukhalasiin intey soo marto ay danaheeda uga fushato Xafiiska Qunsuliyadda ayaa Maanta Si cad usoo Eryay dad Soomaali ah oo uu ku sheegay in ay Ogaden-ka Ethiopia Yihiin, iyo Kuwa Kenya kadibna u sheegay in qof Ogaden ah uusan Baasaboor ka qaadaneynin Safaaradda Soomaaliya ee Kenya.

Cali Bagadi wuxuu yiri  Shalay koox dhalinyaro ah isagoo kula hadlaya Af Sawaaxili “ Wewe Toka Hapa We nin Ogaden, we ni Mkenya ama MEthiopia”  oo la micno ah “ waryaa bax waxaad tahay Ogadenka Kenya ama Kan Ethiopia, adiga Soomaali ma tihid.

Qofka markii Basaboor u doonto Safaaradda wuxuu Cali Shaqaalaha ku amray in Xafiiskiisa ay ugu geeyaan si uu wareysi ula yeesho kadibna uu isagu Go’aan uga gaaro.

Mararka qaar hadii aadan Mikhalaska wadan aad bey u adagtahay in aad u gudubto Xafiisyada Ragga Madaxda ah ay fadhiyaan ee Safaaradda, hadiisa aad Mukhalas wadato Safaaradda adigaa ka madax ah.

Maxamed Cali Ameeriko ma is lihi waxbuu ka ogyahay Heyb kala sooca ka Jira Safaaradda wuxuuna marar badan oo uu Soomaalida la hadlayay xitaa ugu baaqay in Soomaalida Kenya ay Baasaboorada qaataan maadaama ay Soomaali yihiin.

Dadka Shacabka ah ee Baasaboorada iyo Waraaqaha GURI KU NOQOSHADA u doonta Safaaradda ma helaan ilaa ay mukhalas soo wakiishaan, dadka qaar waxaa loola dhaqmaa si ku jees jees ah iyadoo mararka qaar la yiraahdo adiga Soomaali ma tihid.

Shalay oo ay ugu dambeysay Safaaradda Cali AMeeriko waxaa laga soo celiyay 4 Dhalinyaro ah oo markuu Wareystay Cali Bagadi uu ku sheegay in ay yihiin Somalida Ogadeniya iyo Soomaalida Kenya, Balse ahaayeen Soomaali Dhalad ah oo ku dhashay Kismaayo iyo deegaanada ku dhow.

Cali Bagadi isagoo ku Jeesjeesaya ayuu ku yiri dhalinyarada “ Waryaa sow Ogaden Maahid, Waxaad tahay Ethiopian, Ama Kenyan sidaas darteed Soomaali maahid anagana Baasaboor kuuma heyno, taasi oo ka dhigan In Safaaradda ay u shaqeyso Mukhalas iyo in yar oo la socota.

Dhowaan waxaan idiin soo gudbin doonaa Wareysiga dhalinyaradii Shalay Basaboorka loosoo diiday, Laakiin Aqristoow makula haboontahay in hadii Shaqsi uu meel Masuul ka yahay uu Qabyaaladii 1991-dii dib noogu celiyo.

Sikastaba ha ahaatee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya ma dad gaar ah ayey u shaqeysaa mise Soomaali oo dhan waa su’aalaha ugu badan ee dadka taagtaagan banaanka Safaaradda ee Baasaboorada loo diiday ay is weydiinayaan.

Aqristaha Sharafta lahow hadii aad dad ka taqaano Safaaradda Fadlan kula tali in dhaqamada Qabiilka ku saleysan iyo Heyb kala soocda uu iska daayo, maadaama uu dusha u dhigtay in uu isaga qabto Xil qaran.

Filo Warbixin kale oo ku saabsan Sida Waraaqaha Guri Ku Noqoshada lagu helo.

W/D Maxamed Nuur Maxamuud
E-mail mohamad.nuur@hotmail.com
…………………………………………………………….. 

Xafiiska Wararka MuqdishoNews.com
Nairobi-Kenya
Wararka@hotmail.com

46 Responses to Hadii aad OGADEN tahay Safaaradda Soomaaliya ee Kenya Baasaboor kama heleysid + Xog dhab ah

  1. ali says:

    wwreeey wakaan ma soganyhay sxbyaaal walaaahi wa arin cajiib ah

  2. mahamed dhagaxbuur says:

    war badowgan meesha dhaafiya mamatali karo daf somaliyeede waad hurudaa badowyahow ogaaden inaa kamuqdisho kunool andhinaajow adigu somali makala kaxaynkartid ddowladu waa jamhuurida dmqrdiga federalka somalia kmg malaha inlaga gudbayba ma oga wartooshbaalagugu daydayi xitaa hadaad howda ucarartid

  3. Adan says:

    Ogaadeen in basaboor ama agoonsi kale la siiyo iska daaye meel alaala iyo meshii lagu arko ha lagu gubo sidiisaba waa duli duli wada dhalay oo dux iyo iimaan midna aan leheen waa kuwa umada tani kala jarjarka kala geyn teeda mooyee wax kale shaqadooda aan aheyn waa kuwii goboladii galbeedka u gacan geliyey itobiya nfd u gacan geliyey gafuur weynta hadana maanta ku soo hogaamiyey jubooyinka iyo gedo waad u jeedaan doraad waxaa kismaayo ka dhacaayey wefdigii uu direy madaxweynaha jfds somalia xassan sh maxamud inay so indha indheyaan xaalada goboladaas ayey gafuur weyntii ay kusoo hogaamiyeen mesha ay u so diiday watay wariyaash somaliyeed ay afartan iyo sideed sacadood ku go.odoon sanaayeen garoonka magalada kismaayo kadibna dib loogu soo celiyey shaley magalada muqdishow marka cudurkan waa cuduree ogaadeen la leehayahay hala dabar jaro sidiisaba wuxuu soo wado ayaa ka darane hala iska dabar karo somaliyey hadaad midnimo iyo qaran rabtaan aanu u wada istaagno sidii la isga dabar jari lahaa cudurkan ogaden la yiraah

    • Samatalis says:

      Waxaa la yiri qofkii ku soo gaadhi waayo oo tabari meel dhigta ayaa, isku dayaa afka dagaalan
      Horta waa ilaah mahaddii in tabartiina afka caytan keliya noqday.

  4. lafale says:

    waa arin layab leh somali waxay horumar lagari wayday waa qabil fadlan cali ameriko kaqaad shaqadan ninkan uma qalmo

  5. Dhedhexaad says:

    Majority of Ugadeen people reside Ethopia and Kenya, the guy was right to say that but he was clearly wrong to refuse them for getting Somali passport Since somali government allow all somalis to obtain Somali passport where ever they reside. Can any one tell me where Ugadeen people reside in somalia other than Afmadow and Qooqaaani?. Somali people are known hear little thing and than over exaggerate it. No one trust illiterate, impartial tribal media.

    • Farhan says:

      @ dhexdhaxaad mybe u born in refugee camps outside the country u neither read the his history nor u knw it. ogaden are majority clan in three somali regions such as NFD OOGADENIA and SOMALIA ogaden dont reside only afmadow and qooqani they reside the flowing districts in somalia mybe u never heard abt it open up ur ears and eyes.. AFMADOW BUALE HAGAR SAKOW BADHAADHE CEELBERDE(bakool) KISMAYO and many more if they are nw majority clan why they are given minister every goverment although most of clans has been neglected or rejected to be given any ministery stop bein envy to the ogaden people… thank you

  6. ENG:GORGOR says:

    Asc dhaman bahda wax aqrisa iyo bahda wax noo so gudbisa sida waagacusub mida xigta waxan la yaabanahay ninkan iski isu magacabey e hadana ku takrifalka sameynhaya waxa wanagsan wax anan hada qulubta shucubta ku jirin in an la so gilin ninkan leh ogaden somali matihid miyusan ogen magalada u ku noolyahay in usan ku nolan laheyn hadi shacabka u aflagadeyay aysan daganan laheyn mida kale maku xisabtamay gafka u gafay qabil somaliyed iney keeni karto malin cad in islii dhexdeda lagu toogto asago og nairobi iney ka amaan xuntahay magalada muqdisho oo dadku yirahdan amaan kama jiro shacabka OGADEN ee logafay madaxdoda waxan leyahay arinka wa inad wax ka tirahdaan. Jaahilkaa sidaa u hadlayna waxan leyahay wa in aad raali galin ka bixisaa arinkaa mudo asabuuc gudihii ah hadi kale waxad naga heleysaa jwb keni doonta in adan dib danbe qof soomaaliyed gaf u geeysan waxan ahay somali waxan ku dhashay kuna barbaray magalada muqdisho waxan ahay gobolka waqooyi barina wan leyahay bahda webka wad mahadsantihin

  7. maxamuud says:

    majiro qabiil soomaali ah oo aan degin kenya iyo ethiopia ,maxaa keenay in soomaalida qaarkood ay ku hadaaqaan ogaadeen ,ma tira badnaantooda ayay diidayan anigu waxaan u arkaa hadal jilicsan oo dadka wax magaratada ah ku hadaaqaan waayo ogaadeen ama absame waxay degaan gobolada jubooyinka oo dhan waana dhul balaadhan qabiil kasta oo soomaaliya degana way ka balaadhan yihiin ama ka deegaan weeyn yihiin ,bakool bay degaan oo degmooyin ku leeyihiin marka soomaalida fikirkaas qabta ha joojiyeen waxba ku qaadi maayaane ,jinsiga lama bedeli karo soomaali meel uu joogaba waa soomaali,

  8. cabaas says:

    Eeda waxaan dusha ka saaraya masuulka ugu sareeysa safaarada. Waayo ardeydu waxay sameeyaan macalinkooda waxay ka arkaan ama uu raali ka yahay.

  9. Suuban says:

    Aniguba baasaboorka waxaa ii diiday safiir ah ogaadeen, oo igu yiri Soomaali ma tihid.marka Soomaali waxay ku dhisan tahay qabyaalad,ee Alla ha isku keeno Soomaaliya.

  10. Hassan says:

    Asc waxaa wax lala yaabo Ah dadka af lagaa dada soo qorayo Ogaaden waa qaran vid dhamayan karto maleh iidoor xun ayaad tahay mid midgan midgan dhalaya ayad tahay cuqdad ayaa kaa buuxdo kalab tan kale abgaal waa iska damero qaran nimo waxba kama oga walee Kenya inayadan nabad ku jogay ader taga ugu sareeyo Kenya waa ogaden taa la soco hadana waxan wandnaa sida kan maryanka ah Cali America la dhaho meesha loga eryi lahaa tan kale Ogaaden cidna uma baahno nidgan idor iyo dameer abgaal t

  11. wabigii ganaane says:

    waa ceeb in qabiil dhan lagu sheego shisheeye .
    Ana soomaali nimadaba loodiido
    ee hala cayriyo shaqaalaha safaarada oodhan

  12. Qorane says:

    ASC,waxaa maanta wax laga yaabo ah nin ogaden ah lagu dhaho soomali ma tihid iyagoo daga bakool oo shan dagmo ka kooban shan dagmo ay leeyihiin sedex dagmo oo ka mid CEELBARDE,YEED,RABDHUURE IYO GOBALADA JUBOOYINKA BADANKEEED Aniga waxaan ahay reer YEED BAKOOl marka qabyaada hala iska dhaafo oo ilaahay ha loo laabto taas ayaan meel ku gaari karnaaye

  13. Geesi says:

    Wa xaq in lo diido ogaadeen sababto ah somali laguma tilmami karo waa dad jecel in ay gumeysi iyo guni iyo in ay dulinima kula noolaada dhulkoda marka ani waxan qabaan fikir ahan in anan la siin dhalasho somaliyeed ilaa ay ka so laabanayaan somalinima o dhulka ethoipia iyo kenya ku so darsadaan somalida kale waana xaq in lo dido passportka somaliga

  14. socdaal says:

    @xassan baacoow adeer abgaal baa kaa mas’uul ahee hacaayin yuusan kaa sifeynin tuulada dhoobley ee leydiin soo dejiyey qaxooti ahaan idinkoo xabashida tunka idinka rarato plz cayda jooji inti af somali ku hadasho waa lasiinaa passporkaan isagaan meelaha qaar ka shaqeyninnee wuxuu idiin taro ayaaba iska yaraan doonto

  15. shamsudiin says:

    asc wr wbr. Sxbayaal marka hore joojiya in aad qabiilada soomaaliyeed wax ka sheegtaan, midkaan baaca ah ee abgaal wax ka sheegaayo iyo isaaq, waxaan leeyahay abgaal ha u gafin, tan kale waa ku qaldan yahay ninka dhahaayo ogaadeen somali ma ahan ee yaan lasiin passport, waxaana qabaa in shaqada laga buriyo, waayo qabiil dhan oo soomali ah uu ugafay, raali galin dag dag ahna haka baxsho. Somali ha is raacdo meel kasto eey joogto. Soomaaliya ha noolaato

  16. ogaadeen says:

    Dhexdhexaad, you are ignorant and don’t know anything about Somalia. Ogaadeen reside Kismaayo, Afmadow, Dhoobley, Badhaadhe, Bu’aale, Baardheere, Ceel Barde, Jilib, Salagle, iyo Yeed. If you don’t know anything about the Somali tribes and where they reside just keep quiet and learn from others.

  17. Sanka says:

    Akhyarta wad salamantihin anga hada uma arko khalad in u bagadi dhaho ogadeniya in ay ahen somali maxa yelay ayagaba kufana in ay yihin kenyati ethopia xita kisomaliya yayimid hada ayey kenya is hos geyen wa waxa laga arkay qawil jecel in u kuhos nolado

  18. Gacmadheere says:

    Waar kan qunsulka isku magacaabay ha la isku qarxiyo ey weeye Soomaali kasta inuu howlahooda u fududeeyo ayaa meesha loo geeyee inuu dadka soomaaliyeed dalal kale oo Soomaali cadow u ah ku sheego yaa u banneeyey? waa dil weeye kaasi dabadhilifka xunkaa maba oga soomaali inay ilaa Habaasweyn ilaa Fiiq iyo Ilaa Hawaas leedahay. Waxaasaa xil loo dhiibayaa Soomaaliya Allaah dulliga oo dhan ha ka dilo

  19. Aden says:

    SC waaa ceeb in Qabiil laga shekeyo, tan kale Ogaden Ebid gaalo ayu ladagalamayay somali baa u lug qabanaysay oo ka ganacsaneysay mid Mogadisho lagu toogto,Hargeysa laga dhiibo , Dadkan dhibayana awooda is bidayan waa ethopia aya na tagerta , balse hatan wey is badashay shekada ogaden hatan waaxad moda in aan maara loheleynin wayo Heshiis bad moda Ogaden & Ethopia in uu jiro, hadaba waa ninkii hor is tagi kara waa lojogaa yaan looso kala dhuman xaqiiqdu waa sidaa

  20. dhagaweyne says:

    asc. Akhyaarta anugu waxaan la qabaa ninka layiraa shamsudiin sida uu yiri oo kale, nimanka ogaaadeen la yiraa waa soomaali cid u diidi kartaa ama ka bixin kartaa majirto. Tan labaad yaanan qabiil kale loo caayin shaqsi aragtida ku gaabantahay loo caayin qabiil kale, sida abgaal ama hawiyaha kaleba, ogaadeen waa walaalaheen oo meel walbo nagu soo dhaweeya, hadeey ahaan laheed ethiopia ama kenya. Somaaliyana meelo badan ayeey ka dagan yihiin oo eey ku badan yihiin, soomaali waa isku mid meel walba eey joogto, ethiopia iyo kenyana ogaadeen waxeey ula dhaqmeen sida eey soomaalida kale ula dhaqanto ama ka daranba, marka yaan leeska indhaa cadeeynine wax halasoo abrto.

  21. BAGADI MAN says:

    waryaa maad noo daysan BAGADIGENA anaga waa meesha kaliya aan Somalia awood ahan ku haysano intaasna nooma quuri kartiin miyaa,,,,, waad na disheen na dhacdeen gabdhaheena guursaten wali waad nadaba taagan thiin war tolow yaa naga qabsada kuwani,,,,,,,, VIVA ALI BAGADI do wat eva u wish as a fun man cos ur BAGADI

  22. Gabar-somali says:

    Asc.somali neceebka dhaafa Ogaden waa somali hadey ethobiya dagto iyo hadey cirka dagto waayo inta ogaden degto somaali qabiilo kale ayaa ladaga sida kenya ethobiya maxaa Ogden loo cunsireena; inta walaaheen soo dhaween san laheen ayaan anaga xumaan isku wadnaa ilaaha ka baqa oo wax fican isku qabta.ama iska amusa

  23. Wadani says:

    scw koleyba sida aniga ka war haayo ogaadeen dhulalkaan hadda ay sheeganayaan dhamaantooda waa wax la soo dejiyey ayaga oo barakacayaal ah oo XEYLESALAASE kasoo carareen ka dibna muqdisho xafiis loogu furey si ay oo ama wax barasho aduunyada uga helaan saakow ama bu,aale isir iyo abtirsiimo midna kuma lahan side ku yimaadeen aabayaashooda ayaa og xaqiiqda dad ka fog sida awaarti Dabadheer waxa la dejiyey hiiraan baraawa sablaale waa nasiib daro ama dhulbalaarsi

  24. gulmudug boy says:

    Qabiilada qiimayn lagu sameeyey waxaa ugu liita Ogaadeen waxaa kalainta labaad galay Isaaq waxaa ugu fiican Habrgidir waxaa kaalinta labaad galay majerteen

  25. Goldogob-girl says:

    Midka Adan ee nacaska ah ee leh Ogadeen hala gubo waryaa hadaanan Ogaden ahyn talyaani iyo ingiis ayaa ku gumeysan lahaa Ogadeen waar laf dhabarka somali adoo xuna oo mooriyan ah ma gubi kartid waa dad somali ah madaxna ka ah kenya+ethiopia somali marka sadex loo qaybiyana hal meel waa Ogadeen ee hadaanad Jubooyinka isbaaro dhiganayn oo laguu diiday miyaad qaraareysaa iyo kuwa kale ee halkaan ku caytamaya Orgiga oohinta ka weyn iska qaraara taako dhul ogaadeen Ibaaro dhigan meysan xaaran kunaaxyaal diin aan aqoon

  26. halima says:

    ASW to wadani walaale taariikhda wadankaaga soo baro fadlan soona barbaar baan ku leeyahay,OGAADEEN ABAARTII 1974/75 KUMA IMAN WADANKA EE KA FIIRSO HADALKAAGA

  27. halima says:

    TO ogaadeen,iska daaya waa dhaga xiran yahiin markii ay dhasheena waxaa lagu ankhariyey dad neceyb.Naciibaana halkaa dhigay ilaah caafimad ha siiyo

  28. howdo says:

    daarood waxay ku khalkhaleen iidoor iyo hawiye fadlan birimagaydaan tihiin aamusa hadaad ragtihiin amxaarada iyo sawaaxilida sacabka umaydaan garaacdeene.maxaa markaad soomaali is qabataan aad xabashi ugu yeedhataan iyo kenyaati.kkkkkkkkkkkkkkkk
    iidoor waa raggii xabbadda kululaa iminka isagaad ku hoos nooshahaye aamus

  29. xaliimo says:

    siyaad bare ogaadeen sidaas oo kale ayuu ula dhaqmi jiray oo waliba wuxuu xiri jiray wuxuuna oran jiray waa jaajuusiin oo saddax baasaboor bay qaatan kenya itoobiya iyo soomaaliya qofkii ogaadeen ah wuxuu haystaa saddex baasaboor

  30. IRIR DIID says:

    To Adan marka hore wa halkaa iga muqata in ad tahey irir uu madaxa u ahaa ismacil cumar geele oo an jecleyn in somali midowdo ama dowladodii uso noqoto wan kan idinka dhadhiciyey waxa ad hada ku hadleyso xususnow in dad badan oo adiga qabilkaaga ah uu manta ku nolyahey kinya iyo ithopia ad shegeyso oo hada ay ayagu kugu so jestaan ku gubi kara sad ugubi lahed amaba ay kugudiran cidanka magaladaas oo kuxiri ku dili weyna sameynkaran lakiin taa Ogaden kama surowdo sida idinkooo kale dicifka ah hadan uso noqdo juboyinka iyaga iska leh hadana gacanta ku haya waxana sababey wa idinka oo marba shhar so huwanYA waxa layiri dawaco meshey macal ugabarato macaluul ayay ugu baqtisaa wali hunguri ayaa kugu jira kan xasan dhuxulow damer aghna kuwu sodirey so ma ahan gobale iyo indhcade de wamoryantii layaqaney hasodiro dadka udhashey halkan ama madax layqano iskumid ayaad tihin dhaman rer IRIR

  31. oogle, wiil iidoor says:

    ugu horeyn, yaan ,qabiilka, ogaaden, la aflagaadeyn, mida kale horta nimanku waa somali, isticmaar dhulkii ka qaadey iyaga iyo angaba, balse ogaadeen, waxey iyaguba sameeyeen somalidii dhulka itoobiya la daganeyd ayay ,laayeen ,oo cunsuriyadeeyee, waana , wax xun, oo maanta xitaa dhulkii somalida itoobiya ayaa qabiil u kala qeybsamey, oo xukumi kari waayeen ,lakiinse ,in pasaporka loo diidaa ninka somaliya ku noolaan raba waa qalad, tan kale ogaadeen, waxey degaan, qeybka mid ah koonfurta somaliya qaastan ,degmo ama lama degmo, balse ma sheegankaraan, dhul aaney kalidood degin wa qalad taasi, waayo hadey jubooyinka degaan dee taangi kenya leedahey kuma yimaadeen, miyey sida raga isaaqa kalidood xukumaan maxey kenya taangi ugu keentey? taasi waxey cadeyneysaa in aaney awood ku laheyn dhulkaasi balse ay la mid yahiin somalida degan meeshasi ,hadaanu somaliland naheyn, somalinimada ogaadeen ma diidani balse o ogolin in ay sheegtaan jubooyinka, cabdi ileyba askartiisii oo direys xidhan ayaan xabad la dhacney, wax uu sameyn karana malahan.

  32. Sahro Cali says:

    Salaan kadib horta dadkaan Ogaden la yiraahdo ee hadda soo baraarugay hadii aad Jubbooyinka leedihiin maxaa mar hore u imaan weydiin, marka aad hadda markey Kenya damacday Shidaalka Soomaaliya aad kasoo dabacarareysaan, war dad daciif ah baad tihiin ee Soomaaliland waxba afka hakusoo taagine, Soomaaliland waa dal ka go’ay walaalahooda Soomaalida ah Ogadena Soomaali maba ah ee ama Waa Etoobiyaan ama waa Jadheedh keenyaati ah aqas

  33. Cali says:

    Naayaa Islaan weyn baad tahaye isku xishoo oo Ogaden iska daa hadii adiga oo Isaaq ah aad ogaden caayeyso waa aakhiro sabankiiye waar may dadka quman nala hadlaan maxaa Isaaq iyo iidoor nabada dhigay aboowgiin la cadaab

  34. Cali says:

    anigu waxaan la hadlayaa Safiirka sharafta leh ee Soomaaliyeed waxaana leeyahay ninkaan meesha u fadhiya ee cadowga ah ee Soomaali kala geeyaha ah meesha ka kexee oo nin soomaali wax u qaban kara booskaas keen ayaan oran lahaa, kolee animga Ameeriko uma maleynahayo in uu heybkala soocaas wax ka ogyahay, doqonkana u sheega Ogaadeen waa Gobta Soomaali.

  35. kulmiye says:

    war waxaan waa barabagaando ee run ma ahin.
    waaga cusub iyo sacad waxaay daba dhilif u yihiin majeerteen, waxayna sii buun buuniyaan barabagaadada majeerteen.
    Usc iyo caydiin ayakaa abuuray ayakaana ku adeegan jiray hadana ayaka ayaa wali ku adeegto

  36. wiil hawiye says:

    GALDOGOBKA LEH SAYIDKII BAA DHULKA XOREEYEY TAARIIQDA WAAD SOO ERISEEN WAXAA SOO DHAWEEYAY SOOMAALIDA SAXDA AH EE DHULBAHANTE TAARIIQDANA BARO GUMAYSIGU MEELWAKBA AYUU SOO GALAY HASE YEESHEE SOOMAALI MEELWALBA WEY ISKA XOREEYEEN WAXAAN OGAADEEN KA AHEEN TAARIIQDA MEEL AAD CADAW KULA DIRIRTEEN MAAN MAQAL EE HUNGURI WEYN OO CIRWEYNI WAXTAR XUMO IYO JAAJUUSNIMO IYO BADAWNIMO WAXAANAD TIHIIN DADKA KALIYA EE CADAWGA SOOMAALI SI AAN HAGAR LAHAYN UGU SHAQEEYA HADANA SOOMAALIDII KALE BAAD KU TALAASHEEN HAWIYANA WAA DADKA KALIYA EE LAHUBO INAY DALKA LEEYIHIIN ISAAQNA CIRTIINA AYAY DIFAAC KA GALEENOO SIDII BAY UGU JIRAA BADNAATANA WAXAY SOOMAALIDU KU MAAHMAAHDAY BADANAA OO BAAQANAA CADWNIMO MOO YEE ASTAAN KALE OO LAIDINKU GARTO MAARAG DHULKANA HAWIYAHA DAGA ITOOBIA WUU KAABADAN YAHY WAADAD OGOL NOLOSHA OO AAN BALAAYO WADI DAGAANA WAA LAGAA BADAN YAHAY KENYANA SIDOO KALE BADAW NAC WEYN OO ALLE KA FURTAY BAADTIHIINE NIN FIICANNA WUU IDIN HELAY

  37. wiil hawiye says:

    SOOMAALIYI WEY IS TAQAANOO MARKII DABA DHEER HAWIYIHII IDIIN DHINTAY BAAD WALI CAYNEYSAAN INAA WUXUUSH TIHII KISMAAYANA WAXAA LEH XIIMAAY IYO JANAAY MA KU HADASHAA QOOQAANI BAA ADIGOO BOOGO WEYNOO FADHIID U BADAN KA SOO DAGTAAN SARIFKA LACAGTA XATAA MATAQAANAAN ISAAQNA WAA WIILKII AFKUDABLE EE GABDHAHA CAD CAD EE GAAJADU DISHAY KU SASABAN JIRTEEN HOO GABADHAAN QURXAN ANNA GAAJADA IGA BI WIIL INGRIISOOW BURCAA LAGUGU FURANJIRAY IN YAAD XOOLAHA SOO IIBGEYSO BADAWGII BAAD TAHEE GOORMAAD ILOOWDEEN DADKA KALE MIYAAD TIRISEEN BADNAAN TIINA WAXA IDIN TUSAY GAAJADEY ILA TAHAY HADDAAD SIDA UNADA JACAYLKA IYO DHRAGTA KU KU DHASHAY EE ISAAQA IYO HAWIYAHAHA AH AM DAAROODKA KALEBA SIDIINOOKALE MA MAQIIQNA GAAJO XAMARNA IDINKOO QAXOOTI AH AYAAD GABDH CAD CAD NAGU SASBATAAN JAAJUUSKANA SAAS BUU NOO SOO GALAY

  38. Gabar ogaden says:

    Nacala naagaha qooqankuyaal iyo iidoorkan wada cuqdadaysan waar ogaadeen afka dhinacaas balaq ogasiiya oo mansha allah nadhaha bisinkee hana cunina sxb kenya ogadenbale kismanyo ogadenbale ogadeniayana anagaale cuuuuc iidoorkabayare

  39. Libaaxii reer diini says:

    Ogadenow hadad dishen qalinle waxan dili dona axmed madowe

  40. Jamaalabdulaahi says:

    Awoowe awoowe anigaa iskaleh kismayo anigaa iskaleh n.f.d anigaa iskaleh ogadeni anigaa iskaleh manshaa al laah ilahow ogaden iskadaa hada ayaan soo bararugnay ee mel naga gala wa hada iyo ogaden vs hawiye

  41. qaraf says:

    Ogaden aSaga yaa safarad baray muxu ka doonay qoxoti unbaa Lagu yaqanye masha un. BA tagan wlhy. Safaradisi way sax n ayd.

  42. OGADEN AYAN AHAY says:

    Somaalidan Waalan E Ogaden Ku Mashquulsan ILa Qiiyaamaha Ogaden Ayaa Idin xukumaya Soda OGADENIA NFD JUBALAND Waana Dagnaa Dhamaan Waana U Dhalanay Lakin Cid Baasaboor OGADEN Ka Hor Istaagi Kartaa Ma Jirto Lakin Wadamda Ogaden Wuu Idiin Diidi Karaa Idinka

  43. Farhan says:

    Asc asxabta ugu horenti waxan idinshegaya ogaden waxa sas lodhahayo ayada isku kentay ayada dhahdo somali ma nihin anaga walagu sugay marka ragas waxay nogu fanan ninkod nagtod wilkod gawadhod dhamantod dhulkan ayan lednahay ayena dhahan asxabta ha inoladan lakin wa somali waxay rawan ha iska dhahane lakin caradan ban le yahay ayan kala yaway shalay ayan maqlay

  44. Ogaden says:

    Asc gabi ahantin mid labad somalidu waxey dhahad hadl badani han ma buxiso ogaden ninka cayay idor iyo hawiyan amanaya xagu usocuda anagu dad uma argano waxan darod ka ahayan waxa kale aqosi na ogama bahanin waku idor iyo hawiye iyagu umadi inetey so xasuqen nirobi darbiyad tagan

Leave a Reply