Thursday, April 24th, 2014

Madaxweynaha ” dadku wexey ii yaqaanaan Garguurte ” + DHAGEYSO

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo dadka qaar ay u bixiyeen Garguurte ayaa Maanta magacaabay Ra’iisul wasaaraha Jamhuuriyadda Soomaaliya, wuxuuna dadka kula kaftamay in Maadaama Garguurte ay u yaqaanaan ugu dambeyntii uu magacaabay Ra’iisul wasaaraha.

Madaxweynaha ayaa Hadalkaan ka sheegay Munaasabadii Maanta lagu magacaabay Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya wuxuuna Shacabka u sheegay in La tashiyo muhiim ah uu intaasi ku jiray.

Madaxweynaha ayaa u duceeyay Ra’iisul wasaaraha wuxuuna rajo ka muujiyay in uu sidii loogu talo galay uu shaqdiisa u qaban doono.

Shacabka ayuu madaxweynaha ka codsaday in ay la shaqeeyaan si loo dhameystiro Ajandayaasha dowladnimo ee horyaala Soomaaliya, wuxuuna Madaxweynuhu Shacabka uga Mahadceliyay waqti mudada ahaa ee ay Magacaabista Ra’iisul wasaaraha Sugayeen.

Halkaan ka dhageyso Madaxweynaha.

Madaxweynaha Magacaabis

Facebook nagu darso

Xafiiska Wararka Muqdishonews.com
Muqdisho-Soomaaliya
Nagula xiriir wararka@hotmail.com

14 Responses to Madaxweynaha ” dadku wexey ii yaqaanaan Garguurte ” + DHAGEYSO

  1. mahadcade says:

    ad ayan ula yabanahay dadka leh dawlad aya no dhalatay tas wa mid waxkama jiran ah

  2. Ilyaas Saadaq says:

    Walaahi Maka hore Maant waxaa cadaatay in Waagacusub uu yahay webside yada soomaaliyeed mid koodi ugu fir fircoon, oo soolalida intabadan indhohooda soo jiita. waxaana taa kuu xaqiijinaysa, Xataa magacyada ay bixiyaan dad koo dhan aya raali kayihiin.

    • ASHA says:

      cusbo iuo biyo kulul

    • ASHA says:

      waaga cusub , shaqo fiican oo umada walaaleysa kama shaqeyo caadifo qabiil , xagxagasho umada ilaahey aqoon ,diin siiyey in lagu aflagadeeyo aan ku arkaa. calasow adiga laftigaa kuliyada saxaafada xagey ku talaa kkkkkkkkkkkkkkkkkk wala is yaqaanaa ragan soomaali iftiinkoood waaye arey waligood soomaali guul qasatan reer konfor ha iska careynina waa idiin curatay dowlad xaq oo ay hogaaminayaan, raga soomaaliyeed o aqon adunyo iyo mid aqiro leh nolow Madaxweyne Dr xasan, nolow reysalwasare Dr saacid, nolow Dr jawaari, nolow sh, shariif,Maxamed farmajo, caasho cilmi,Dr fAADMO QAASIN, Madiina caamir, iyo sahro ali samatar, cabdi qaasin salaad xasn, Dr cabdulaahi cadow kuli ma soo koobi kari soomaali qeyr iyo horumar ilaa raskanboni ila rascaseyr

  3. gumale says:

    ALLAHA KA DHIGO KII KU GUULASTAA R/WASAARAHA
    XILKA LOO DOORTAY UNA HORSEEDO SOMALI NABAD
    & BARWAAQO. R/ WASAARE SOMALI WAA KU SUGAYSA
    GUDAHA & DIBADDA.MADAXWEYN GUDDIGA BADBAADA
    QARANKA SOMALIYEED U MAGACAAW DR.FARMAAJO
    WAAYOO SHACABKA SOMAALIYEED AYAA JECEL WAA
    NA SHAQSI WAX BADAN QABA KARA.GUUL GUUL.
    WABILAAHI TOWFIIQ.

  4. maxuud rashiid yuusuf says:

    s c w waxay ila tahay arintaas in ay garsha laan badan ku jirto sidaas awgeed waxay tani muujisay madax waynaha iyo wuxuu yahay taas oon mar kali ah shacabkii somaliyeed sii jeedsaday rajdii yaraydna la waayay meel ay ku danbatsay waayo bilawga ayaa bulshda ku jecliaysiiya amaku nacsiiya waxaase umada somaliyeed ugu baaqayaa in aan la daalin ee lala shaqeeyo ninkan lamood noqonse waa

  5. WADANI XALAAL says:

    Aadbaan ugu faraxsanahay in aan yeelannay raysulwasaare cusub oon ku meelgaar ahayn, aadbaan ugu faraxsanahay in PUNTLAND ay soo dhawayso raysulwasaaraha cusub ee madaxwayne xassan uu soo magacaabay kaasoo aan filayno inuu noqon doono ninkii soomaali u baahnayd haddaysan wadadu ka qaldamin.
    TALO SOO JEEDIN:
    DOWLADDA SOOMAALIYA:
    Talada haddaan lawadaagin wax ma saxmaan soomaali hawada tashato
    waxaan kula talinayaa madaxda cusub inay ogaadaan in dadka soomaaliyeed ay isku wada xanuunsanyihiin oo ay wax kalatabanayaan maantase waxaan ubaahannahay niman taariikhda baal dahaba kaagal.
    1. inaanay boogaha damqin.
    2. waa inay ka dheeraadaan eexda iyo nacaybka.
    3. Waa inay kadheeraadaan qabyaaladda iyo caddaalad darida, iyo
    4. Waa inay kadheeraadaan wax walba oo keenaya in halkii lajoogan sanado kahor dib loogu laabto.
    PUNTLAND:
    waxaan kula talinayaa madaxda iyo shacabka aan walaalaha nahay ee puntland inay ogaadaan in ummadda soomaaliyeed isku wada xanuunsanyihiin oo ay wax kalatabanayaan maantase waxaan ubaahannahay niman taariikhda baal dahaba kaagal u halgama sinnaanta iyo caddaaladda.
    waxaan idin oran lahaa waad ku mahadsantihiin sida aad isugu howsheen in soomaaliya ay dowlad aad ka midtihiin yeelato, waxaad ku dadaashaan
    1. puntland waxaan ka codsanaynaa inaysan soomaaliya ka go’in.
    2. in ay u dulqaataan waxwalba oo khalad ama is fahan waa ah oo uga yimaada madaxda cusub.
    3. in dowladda soomaaliya ay kala shaqeeyaan sidii dalka dib loogu dhisilahaa.
    4. in soomaalida ay ka caawiyaan in maamuladooda ay dhistaan iyagoo madaxbannaan oon lagu samayn wax faragalin ah.
    5. in ummadda soomaaliyeed ee ay dib u dajinta siiyeen ay sii hayaan lana dadaalaan.
    6. in dastuurka iyo sharciga ay il gaara ku hayaan si dalku aanu dib isugu dhexyaacin, maxaa yeelay wixii lagu heshiiyay haddii laga bayro waxbaa qaldama.
    SHACABKA SOOMAALIYEED
    Shacabow RABBI utoobad keena, kana tuuga in dal iyo dad midaysan uu nasiiyo oo barwaaqo iyo horumar ku jira inta adduunka ka dhimman.
    FG:
    Waxaan ogaysiinlahaa soomaalida arimo dhowr ah:
    B. ogaada soomaali waxa halkaa ina dhigay waa caddaalad darro aan inagu dalbanay, hadii aanan caddaaladda baadigoob ugu dhaqaaqinna sidan kama baxayno.
    T. soomaali muddo badan ayay wax inaga qaldanaayeen sidii loosixilahaana waa adkaatay, mar haddii maanta aan heshiinay helnayna dowlad aan ku meelgaar ahayn waa inaan dhowrnaa wixii soomaali ku heshiisay, ku dadaalnaa midnimo iyo isku soodhawaansho wanaagsan.
    Mahadsanidin
    ASALAMUCALAYKUM W. W. B.

  6. yes bari says:

    Waxaa fiican in wixii sarja isku diraaya ka dheeraataan.

  7. duceysane says:

    asc Qaarkiin qaraarka daaya ina adeerkiin hadduu noqon waayey raisul wasaare ma caytamaysaan sory dadkan waa isku wada mid waa soomaali waa walaalahaa waxba kuma kala dhaamaan marka midkasta waa midkiisa kalee u duceeya dowlada intaad qabiilka iyo nin jeclaysiga meel iska dhigtaan.waa iga dardaaran wabilaahi towfiiq

  8. xalaawi says:

    asc walaalayaal madaxweynaha iyo raisulwasaaraha guul ayaan leeyahay cadowgiina cagta hoosteed

  9. horumarka bulshada somaliyeed says:

    dahiir calasow reerbadiye qabiiliste aah ilahay ooqon diin laheeyn qaamriya cab aah caqli hada ledahay biijada afka kagatal iska dawe holand oo cafimaadka firikayaha jokta isdawe miidcafimaad iyo miid qabiilba doqonyahow soomaliyo dhan ba kunacday waxka fakanaya male isaq wala hawiiye wala darood cawan ba tahay xooloah

  10. somaliya hanolaato says:

    doqon biijole ah ina calasoow aqli hadaledahay biijada iska dawee

  11. somaliya hanolaato says:

    niin yahow waxaan kuweydiyay miyadan lahayn waxkula taliya oo ku aqli celiya cid aad ciseyso majirto hanoqoto cidad kadhalatay kuwo kale umada ilahay ma iska deysid ilaahy ileyn quran kisu kuyiri umadeyda ida af iyo adinba lagama amanhelo waxaase adi kalita kuwa holand kula jooga ee ku firsada iney ilkaha karidanba ficneyd kadib afka biijadaleh edeb bu yelanlaha oo wu amusilaha umadana wad deyn laheyd lakin waxyar ani isuk ana mardhow historey gago dhan kenaye calan yohow an cidalaheyn habrahana ka qarabta

  12. ASHA says:

    dum, madaxweyna iyo doqonimo kala dheer, sida wax loqoro baro calasow alaha ku sohadeeyo caadifo qabiil waa ku dishay , raga aad xagato maalinwalbo waas oomaali iftiinkeeda arey

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>