Massimiliano Allegri” wax cabsi ah kama qabon in leega ceyriyo shaqada.

Inta Akhrisatay :13221
Massimiliano-Allegri1
Tababaraha kooxda Ac Milan Massimiliano Allegri ayaa ku adkaystay inuusan wax cabsi ah ka qabin in laga ceyriyo shaqada naadiga weyn ee yurub Ac Milan.

Mustaqbalka Macalin Massimiliano Allegri ee garoonka San Siro ayaa dhawaanahan shaki la galinayay iyadoo wararka ay sheegayeen inuusan wanaagsanayn xiriirka isaga iyo guddoomiye ku xigeenka Ac Milan Adriano galliani.

Massimiliano Allegri oo hadlayay ka hor kulanka ay la ciyaarayan Atalanka ayaa tababarihii hore ee kooxda Cagliari wuxuu sheegay in niyaddiisa ay tahay mid degan oo wax cabsi ah ka qabin in kooxda laga ceyriyo.

“Go’aanka maskaxdayda ima cabsi galinayo,labo sanno ka hor markii aan imaaday halkaan waxaa sameeyay wax wanaagsan ayuu yiri Massimiliano Allegri.

Wuxuu intaas ku daray tababare Massimiliano Allegri in dadka ay ka fikirayaan in isaga la badalo laakin wuxu sheegay inuu yahay qof caadi ah kaas oo ah tababaraha Ac Milan rabana inuu kooxda Ac Milan markale u qaada horyaalka Serie A-da Talyaaniga.

Massimiliano Allegri ayaa kalsooni ku qaba inuu guul ka gaari doonno kulanka caawa ay Nerazzuri waa Atalanta kaga horjeedaan iyadoo suura gal tahay inuu ka maqnaado Giampaolo Pazzini.

“Pazzini wuxuu tababarka qaatay 20 daqiiqo Qamiistii wuxuna dareemayay dhaawac laakin waxaa hubaa in 90% uu ciyaarayo oo waliba kusoo bilaabanayo waxaana ku wehlin doona weerarka Bojan Krkic ama Stephan El Shaarawy ayuu yiri Massimiliano Allegri.

Ac Milan ayaa ku bilaabatay natiijo aan wanagsanayn horyaalka talyaaniga xili ciyaaredkaan.


Shabakada Muqdishonews.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Wararkii U Danbeeyay

somalia_refugee_children_yemen.jpe Qaxootiga Soomaaliyeed ee kusii kordhaya dalka kenya oo laga digayo
- May 22, 2013
Warka soo baxay xafiiska isku xirka arimaha Bini-adanimada ee Qaramada Midobay (OCHA),ayaa lagu sheegay ...
images Dhaqaalo badan oo lagula dagaalamayo Burcad badeeda oo la balan qaaday
- May 22, 2013
Ururka Midowga Yurub ayaa balan qaaday inuu bixinayo Lacag ka badan €37 million oo ...
13691 Maxay tahay sababta xildhibaanada qaar ay kaga laaban waayeen mooshinkooda
- May 22, 2013
Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya kana mid ah xubnaha Baarlamaanka Soomaaliya ee mooshinka ka ...
21052013134420 Col Cali Aadan Xumad oo runta u sheegay ciidamada Kenya ee ku sugan Jubbooyinka
- May 22, 2013
Waxaa maalmihii ugu dambeeyay soo baxayay warar ku aadan in ciidamada Kenya ay isku ...
xildhibaanaad-Cusub DHAGAYSO:-Dalab loo jeediyay xildhibaanada baarlamaanka Somalia
- May 22, 2013
Qaarka mid ah xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ee wada mooshinka ka dhanka ah xukuumada ra'iisul ...
images DHAGAYSO:- Maxay xukuumada maanta kala kulmi kartaa baarlamaanka
- May 22, 2013
Waxaa maanta lagu wadaa in xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ay horto xukuumada ra'iisul wasaare Saacid ...
Yaabka1-300x201 Daawo: Nin ku dhawaad 500 jeer codsaday shaqo laakiin arimo cajiib ah ku waayay
- May 22, 2013
Nin u dhashay dalka Ingiriiska oo lagu magacaabo Yusuf Xamidi ayaa wax shaqo ah ...