Suudaan oo laga soo dhoweeyay madaxweyne Xasan Sheekh.

Inta Akhrisatay :3224
Madaxweynaha
Munaasabad lagu soo dhoweenayay madaxweyanaha cusub ee dalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay lagu qabtay magaalada Khartuum ee caasimadda dalka Suudaan.

Munaasabadda ayaa waxaa ka soo qeybgalay boqolaal dadweyne ah kuwaasi oo wajiyadooda laga dheehan karay rabitaanka ay u qabaan madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka ee Soomaaliya.

Aqoonyahno goobta ka hadlay ayaa xusay in ay ku faraxsanyihiin in hogaanka dalka uu qabto mudane Xasan Sheekh Maxamuud, iyagoo ka rajeeyay in uu la imaan doono wax qabad dhab ah.

10-kii bishan ayay aheyd markii gudaha magaalada Muqdisho ay ka dhacday doorasho xor oo xalaal ah, taasi oo uu xilka madaxweyne-nimo uu ku guulaysto mudane Xasan Sheekh Maxamuud.

Xafiiska Wararka MuqdishoNews.com
Muqdisho-Soomaaliya
Wararka@hotmail.com


Shabakada Muqdishonews.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Wararkii U Danbeeyay

13751 Jawiga Xaafada B uulo Xuubeey oo ka duwan subaxyadii hore
- May 25, 2013
Dadka xaafada Buulo xuubeey ee Degmada Wadajir ayaa saaka kusoo toosay iyadoo wado waliba ...
Madobe_soldier_slide Axmed Maxamed Islaam {Madoobe} oo eedeyn u jeediyay DF Soomaaliya
- May 25, 2013
Madaxweynaha maamulka Jubbaland sheegtay inuu yahay Axmed Maxamed Islaam "Axmed Madoobe", ayaa waxa uu ...
asw DHAGAYSO:-Madaxda IGAD oo ku dhawaaqay Dowlada hadal ay ku faraxdo
- May 25, 2013
Waxaa kulan gaar ah oo looga hadlayay xaalada gobolada Jubbooyinka uu xalay ka dhacay ...
jabuti1 DHAGAYSO:- Mucaraadka Jabuuti oo dhaliilay dowlada Ismacil Cumar Geele.
- May 25, 2013
Mid kamid ah xisbi mucaaradka ee ka dhisan dalka Jabuuti ayaa waxay ka hadleen ...
index DHAGAYSO:- Siidii “Baraawe iyo deegaanada kale ayaan weerar ku nahay”
- May 25, 2013
Gudoomiyaha gobolka Shabeelaha Hoose ee dowlada Soomaaliya ayaa waxa uu ka hadlay howlgaladii ugu ...
Kismaayo Garoonka Diyaarad DHAGAYSO:-Xildhibaan Cabdulaahi Yuusuf oo arimo gudigooda laga sugayay ka shanqariyay
- May 25, 2013
Xildhibaano Cabdulaahi Yuusuf "Alankey" oo kamid ahaa xildhibaanadii ku jiray gudiga dowlada Soomaliya ay ...
asa Maxaa saaka ka cusub waqooyi beri dalka Nigeria+ Akhriso
- May 25, 2013
Ciidamada Nigeria oo la sheegay inay burburiyeen saldhigyo ay lahaayeen Boko Haram. Ciidamada amaanka Nigeria ...