Jarmalka oo Guul ku daah furay isreeb reebka koobka aduunka 2014.

Inta Akhrisatay :11245

labo gool oo uu dhaliyay ciyaaryahanka kooxda Real Madrid Mesut Ozil ayay 3-0 ku badiyeen xulka jarmalka  ciyaar ka tirsan is reeb reebka koobka adduunka 2014.

Mesut Ozil aya dhaliyay kaliya 2 gool halka kan 3-aad oo ahaa goolkii 1-aad ee jarmalka dhaliyaan aya waxa uu dhaliyay Mario Goetze iyagoo ugu dambayn 3-0 ugu badiyay Jaziiradda Faroe Island.

Gool hayaha xulka Faroe Island Gunnar Nielsen ayaa bad baadiyay fursado badan iyadoo xulkaan weerar xoogan kala kulmayay dalka Jarmalka ciyaartooydiisa.

“Kooxdeyda waxay iska dhumisay ama ay iska qasaarisay fursado badan waxaan qasaarinay 5 ilaa 6 fursadood oo wanaagsan qeybtii hore ciyaarta laakin dhibkeena wuxuu ahaa kama faa’iideysan ayuu yiri Tababaraha xulka Jarmalka Loew.

Waxaynu rabnay gool waana qasaarinay fursadaas sida caadiga ahna waa dhalinay goolal laakin waa inaan ku qanacnaa natiijada ciayarta ayuu yiri Mesut Ozil.

Nelsen oo ah gool hayaha xulka Faroe Island ayaa sheegay inay ahayd arrin muhiim ah in goolal ka bad abadiyo Sami Khedira,Marco Reus.

Xafiiska Wararka ee MuqdishoNews.com
Muqdisho-Soomaaliya
Wararka@hotmail.com.


Shabakada Muqdishonews.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Wararkii U Danbeeyay

baydhaba Qarax ka dhacay magaalada Baydhaba ee gobolka Hiiraan
- May 25, 2013
Sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya Magaalada Baydhabo ee Gobalka Baay qarax khasaaro geestay ...
_67810380_pak_bus Caruur ku dhimatay dab haleelay gaari ay la socdeen.
- May 25, 2013
Caruurta waxay ahaayeen kuwo todobaadkiiba mar lagu soo qaado gaadiidka iskuulka ay ku tagi ...
13751 Jawiga Xaafada B uulo Xuubeey oo ka duwan subaxyadii hore
- May 25, 2013
Dadka xaafada Buulo xuubeey ee Degmada Wadajir ayaa saaka kusoo toosay iyadoo wado waliba ...
Madobe_soldier_slide Axmed Maxamed Islaam {Madoobe} oo eedeyn u jeediyay DF Soomaaliya
- May 25, 2013
Madaxweynaha maamulka Jubbaland sheegtay inuu yahay Axmed Maxamed Islaam "Axmed Madoobe", ayaa waxa uu ...
asw DHAGAYSO:-Madaxda IGAD oo ku dhawaaqay Dowlada hadal ay ku faraxdo
- May 25, 2013
Waxaa kulan gaar ah oo looga hadlayay xaalada gobolada Jubbooyinka uu xalay ka dhacay ...
jabuti1 DHAGAYSO:- Mucaraadka Jabuuti oo dhaliilay dowlada Ismacil Cumar Geele.
- May 25, 2013
Mid kamid ah xisbi mucaaradka ee ka dhisan dalka Jabuuti ayaa waxay ka hadleen ...
index DHAGAYSO:- Siidii “Baraawe iyo deegaanada kale ayaan weerar ku nahay”
- May 25, 2013
Gudoomiyaha gobolka Shabeelaha Hoose ee dowlada Soomaaliya ayaa waxa uu ka hadlay howlgaladii ugu ...