Haweeyney luntay oo hadana Baadi goobkeedii ka qeyb qaadatay + dhageyso.

Inta Akhrisatay :24024

Haweeney dalxiis ah oo lagu dhexwaayay dalka Ice Land ayaa Baadigoobkeedii ka qeyb gashay.

Labo maalmood ayaa haweeneydaan la baadi goobayay, Waxaana xitaa heegan la galiyay ciidamada Policeka iyadoo sidoo kalena xitaa Helakobtaro lagu baadi goobayay.

Barnaamijka Caweyska Washinton ee VOA ayaa sidaasi lagu sheegay.

Halkaan ka dhageyso 

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

 

 

 

 

 

 


Shabakada Muqdishonews.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. ahmed abdikhadir Moalim says:

    Asc waxaaan halkaan kataageerayaaa dowlada wadanka iyo ciidamada xooga dilka soomalia wlh waxaan halkaan kacadenayaaaa in aaan wadan keeeega xiisad aad uwiin uhaaaayo mana sookobi karo waxaaan qorbo joogaaaa muda 5,years nin walbo wadan kaaa wax kuu dhaaamo malaha




Wararkii U Danbeeyay

13705 Ra’iisul wasaare Saacid oo ka badbaaday seef loo watay iyo Jawaari oo isdifaacay
- May 22, 2013
Kulan ay maanta Muqdisho ku yeesheen Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo looga hadlaye mooshinka Xukuumadda ...
3 Ciidamo gadood ah oo badalay jawiga magaalada Beledxaawo
- May 22, 2013
Ciidamada Dowladda Soomaaliya ee Degmada Beladxaawo ee Gobalka Gedo ayaa maanta waxa ay sameeyeen ...
1 Wasaarada gaashaandhiga Soomaaliya oo baaq u jeediyay dhalinyarad……
- May 22, 2013
Wasiirka Gaashaandhiga dalka Soomaaliya Cabdi Xakiin Xaaji Maxamuud Fiqi ayaa sheegay in Shabaab deeganada ...
2 Saacid oo la kulmay wakiilka midowga africa ee Soomaaliya
- May 22, 2013
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa saaka xafiiskiisa ku ...
somalia_refugee_children_yemen.jpe Qaxootiga Soomaaliyeed ee kusii kordhaya dalka kenya oo laga digayo
- May 22, 2013
Warka soo baxay xafiiska isku xirka arimaha Bini-adanimada ee Qaramada Midobay (OCHA),ayaa lagu sheegay ...
images Dhaqaalo badan oo lagula dagaalamayo Burcad badeeda oo la balan qaaday
- May 22, 2013
Ururka Midowga Yurub ayaa balan qaaday inuu bixinayo Lacag ka badan €37 million oo ...
13691 Maxay tahay sababta xildhibaanada qaar ay kaga laaban waayeen mooshinkooda
- May 22, 2013
Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya kana mid ah xubnaha Baarlamaanka Soomaaliya ee mooshinka ka ...